Kooxda K/Cagta Chelsea oo shaacisay go’aan ay soo dhoweeyeen Muslimiinta UK

Kooxda Chelsea oo ka mid ah kooxaha heerka koowaad ee dalka Brirain ayaa ku dhawaaqday iney garoonkeeda ku afurin doonta Muslimiinta deegaanka maalinta ugu horreysa bisha Barakeysan ee Ramadaan. Kooxda Blues waxey barnaamijkan iska kaashanayaan hay’adda Kheyriga ah ee (Ramadan Tent Project), taasoo ka diiwaan gashan gudaha UK, waana hay’ad loogu talagalay iney isku keento … Continue reading Kooxda K/Cagta Chelsea oo shaacisay go’aan ay soo dhoweeyeen Muslimiinta UK